Warning: Use of undefined constant TDC_PATH_LEGACY - assumed 'TDC_PATH_LEGACY' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /var/www/wp-content/plugins/td-composer/td-composer.php on line 107
War Deg Deg Ah: Dagaal Xoogan Oo Ka Socdo Duleedka Baydhabo – Xidigaha

War Deg Deg Ah: Dagaal Xoogan Oo Ka Socdo Duleedka Baydhabo

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bay Ayaa sheegaya in Dagaal Xoogan uu hadda ka socdo Deeganao katirsan Gobolkaasi.

Saraakiisha Ciidamada Amniga Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay sheegeen in dagaalka uu udhaxeeyo Ciidanka Itoobiya iyo Ciidanka Soomaalida oo isku dhinac ah iyo Kuwa Ururka Al Shabaab.

Inta udhaxeyso Baydhabo iyo Bardaale ayaana la sheegay in dagaalka uu ka socdo waxaana la maqlayaan Hugunka Hubka kala duwan.

Lama oga khasaaraha kala gaaray dhinacyada dagaalamaya balse waxaa la sheegay in gurmad ka baxay Baydhabo ay kusii wajahan yihiin halka dagaalku ka socdo.

Wixii soo kordho dib kala socda insha allaah


Warning: Use of undefined constant TDC_PATH_LEGACY - assumed 'TDC_PATH_LEGACY' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /var/www/wp-content/plugins/td-composer/td-composer.php on line 107

Be the first to comment on "War Deg Deg Ah: Dagaal Xoogan Oo Ka Socdo Duleedka Baydhabo"

Leave a comment

Your email address will not be published.


*