Warning: Use of undefined constant TDC_PATH_LEGACY - assumed 'TDC_PATH_LEGACY' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /var/www/wp-content/plugins/td-composer/td-composer.php on line 107
Mas’uuliyiin Katirsan Galmudug State Oo Fadeexad Lugaha La Galay – Xidigaha

Mas’uuliyiin Katirsan Galmudug State Oo Fadeexad Lugaha La Galay

Maamulka Galmudug ayaa hadda wajahaya Fadeexad Xubno katirsan Maamulkaasi oo sameeyey khalad weyn oo deegaanka ay ka galeen.

Aqoonyahano kasoo jeeda Magaalada Guriceel Ee Goboka Gal gaduud ayaa waxay sheegeen inay ka war hayaan Musuq lagu sameeyey Mashaariic badan.

Arday wax baratay oo deegaanka ah waxay sheegeen inay Maamulka Guriceel ay isdaba marin ku sameeyeen Dhowr mashruuc oo Deegaanka lagu hormarin lahaa.

Gudoomiyaha Guriceel Ee Galmudug Cabdullaahi Beentaay ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin Eeda loo soo jeediyey ayna ubaahan yihiin Cadeymo in lasoo bandhigo.

Guriceel ayaa ka mid ah Deegaanada muhiimka ah Ee Galmudug Hoostaga iyadoo 10-kii Sano Ee Lasoo dhaafay Ganacsiyo iyo Hormarin ay ka jireen Degmadaasi.


Warning: Use of undefined constant TDC_PATH_LEGACY - assumed 'TDC_PATH_LEGACY' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /var/www/wp-content/plugins/td-composer/td-composer.php on line 107

Be the first to comment on "Mas’uuliyiin Katirsan Galmudug State Oo Fadeexad Lugaha La Galay"

Leave a comment

Your email address will not be published.


*