Home Horyaalka England Meydad & Dhaawacyo Laga Qaaday Caawa Halka Qaraxu Ka Dhacay

Meydad & Dhaawacyo Laga Qaaday Caawa Halka Qaraxu Ka Dhacay

0

Ilaa Seddex Qof ayaa Dhimashada La inoo xaqiijiyey waxaana dhaawaca uu ka badan yahay 7 Qof kuwaasi oo siyaabo kala duwan uu Qaraxa Usaameeyey.

Dadka badankood waxay ku waxyeeloobeen Maqaaxi Shaah laga cabo iyo Qaar Laga cunteeyo oo guriga shaqaalaha ku dhaw.

Maqaayad Cusub oo Somali Coffee la yiraahdo ayaa dadka ugu badan ay khasaaraha soo gaareen.

Baabuurta Gar gaarka Ee Dhaawacyada qaada ayaa la saaray dadka ay waxyeeladu soo gaartay,waxaana si dhab ah loo ogeyn bartilmaameedka weerarkaasi.

Inkastoo Baabuurka uu ku qarxay Laamiga hadana waxa dad badan ay firirka ugu tageen meelo ay joogeen.

Maqaayada Bar Italia ayaa waxa dad kusugnaa sidoo kale ay waxyeeadu kasoo gaartay sida aan xogta ku ogaaday.

Wixii soo kordho dib nagala socda insha allaah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here