Home Horyaalka England War Deg Deg ah:- Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Gobolka Gedo

War Deg Deg ah:- Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Gobolka Gedo

0

Wararka ka imaanaya Degaanka Kibis oo hoostaga Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay Maanta Duqeeyeen,waxaana Duqeymaha lala beegsaday Fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin Degaanka Kibis.

Saraakiil ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in Duqeynta lagu dilay Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa Degaanka Kibis ee Gobolka Gedo Koofurta Soomaaliya.

Kenya weli wax Faah-faahin ah kama bixin Duqeynta Diyaaradaheedu ay ka fuliyeen Duleedka Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here