Home Horyaalka England Dhageyso:- Sargaal ka tirsan Ciidamada Puntland oo lagu Dilay Waqooyiga Gaalkacyo

Dhageyso:- Sargaal ka tirsan Ciidamada Puntland oo lagu Dilay Waqooyiga Gaalkacyo

0

Wararka ka imaanaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Nin Ku Hubeeysan Qoriga loo yaqaano Ake-47 uu Toogasho ku dilay mid kamida Saraakiisha Ciidamada Booliska Puntland.

Warsan Faarax Yacquub  oo ah Gabar ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Booliska Puntland ayaa lagu dilay Weerarka Hubeeysan ee ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo,waxaana la sheegay inuu baxsaday Ninkii Falka Dilka ah geystay.

Halkaan Hoose ka dhageyso warka oo dhameystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here