Home Horyaalka Germalka War Deg Deg ah:- Wafdigii C/kariin Guuleed oo loo diiday in ay...

War Deg Deg ah:- Wafdigii C/kariin Guuleed oo loo diiday in ay Cadaado ka degaan

0

Wafdi ka kooban Siyaasiin iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee Galmudug dhawaan lagu soo doortay oo Maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya islamarkaana Cadaado ku wajahnaa si ay u xaliyaan Khilaafka ka dhashay Xilka qaadistii lagu sameeyay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Wafdiga loo diiday Cadaado in ay ka degaan ayaa ka degay Magaalada Galkacyo dhanka Galmudug.

Wafdiga ayaa waxaa Muqdisho ka diray C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynihii ay Xilka ka qaadeen Baarlamaanka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here