Home Wararka Ciyaaraha Maanta TOPNEWS:- Prof Jawaari oo Banaanka soo dhigay Sirta Damul-jadiid ee Galmudug ku...

TOPNEWS:- Prof Jawaari oo Banaanka soo dhigay Sirta Damul-jadiid ee Galmudug ku aadan

0

War Qoraal ah oo la soo dhigay Barta Twitter-ka islamarkaana la sheegay inuu ka soo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa lagu beeniyay in Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka qeyb galay Shir Qadka Taleefanka lagu qabtay oo ay yeesheen Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran.

Warka ayaa lagu sheegay in Xilligaan aysan jirin Wax la yiraado Madal wada-tashi oo uu dhacay Waqtigeedii islamarkaana uu hadda Dalka Baarlamaan ka jiro,Baarlamaankuna uu badalay.

Warsaxaafadeedkii ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug oo lagu sheegay in Madashu ay shireen ayaa ahaa mid looga hadlay Xaaladda hadda ka jirta Galmudug,inkastoo Guddoomiye Jawaari uu beeniyay inuu ka qeyb galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here