Home Horyaalka England Dhageyso-Madaxweyne Caalin oo runta u sheegay Puntland iyo Cumar Cabdirashiid Kadib dagaalkii...

Dhageyso-Madaxweyne Caalin oo runta u sheegay Puntland iyo Cumar Cabdirashiid Kadib dagaalkii …..

0

Madaxweynihii hore Galmudug Maxamed Axmed Caalin oo ka hadlay dagaalkii galabta ayaa marka hore wax laga xumaada ku tilmaamay dagaalka ku soo laab laabtay magalada Gaalkacyo isagoona dhinac kale xusay in madaxda puntland aysan raali ka aheyn nabadda magaalda Galkacyo .

Caalin ayaa dhinac kale ku eedeyay Cumar Cabdirashiid cali sharmaake sii haaya xilka wasiirka 1aad in uu ku fashilmay in uu sii wado wada hadalada labada dhinac isagona tilmaamay in xaalkii laga sugayay uusan imaan ,

Hoos ka Dhageyso codka caalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here