Warning: Use of undefined constant TDC_PATH_LEGACY - assumed 'TDC_PATH_LEGACY' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /var/www/wp-content/plugins/td-composer/td-composer.php on line 107
Dhageyso Qaabka loo Weeraray Hotelka Nasa Hablood ee Magaalada Muqdisho” – Xidigaha

Dhageyso Qaabka loo Weeraray Hotelka Nasa Hablood ee Magaalada Muqdisho”

Magaalada Muqdisho Waxaa ka Socota Weerar Xoogan oo lagu Qaday Hotelka Naasa Hablood 1 kaasi oo Qaraxyo iyo Weeraro lagu Dhuftay,

Xaalada Goobta Ayaa Cakiran Waxaa Socda Xabada iyadoo Ragii Weerarka Geesteen Ay Gudaha u Galeen iyadoo Kahor iska Caabin Xoogan la Kulmay,

Hotelka la Weeraray Waxaa ku Sugan Xubno Baarlamaanka Somalia ka Tirsan iyo Masuuliyiin kale Waxana Masuuliyada Sheegtay kooxda Shabaab oo Goor Dhow Hadashey,

Wariye BBC ka Tirsan Ayaa Gaaray Goobta Qaraxa iyo Weerarka ka Socda isagoo Sharaxa Sida Wax uga Dhacayaan Hotelka,

Halkan Hoose ka dhageyso

riix


Warning: Use of undefined constant TDC_PATH_LEGACY - assumed 'TDC_PATH_LEGACY' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /var/www/wp-content/plugins/td-composer/td-composer.php on line 107

Be the first to comment on "Dhageyso Qaabka loo Weeraray Hotelka Nasa Hablood ee Magaalada Muqdisho”"

Leave a comment

Your email address will not be published.


*