Home Horyaalka England Wararka ugu Danbeeyay Degmada Carmo oo isku Hor Fadhiyaan Ciidanka Cabdi Samad...

Wararka ugu Danbeeyay Degmada Carmo oo isku Hor Fadhiyaan Ciidanka Cabdi Samad Galan iyo Ciidanka Puntland..

0

Wararka ka imaanaya Maanta Deegaanka Carmo Ayaa Sheegaya in Halkaasi Ay Dagantahay kadib Markii shalay Halkaasi uu ka Dhacay Dagaal Dhexmaray Ciidan uu Wato Cabdi Samad Galan iyo Ciidanka Puntland,

Dagaalkaasi oo Qasaaro ka Dhashay kadib Waxaa Maanta Xaalada ku jira Odayaal ka Tirsan Puntland kuwaasi oo Wada Waan Waan Waxana Ciidanka labada Dhinac ay isku Hor Fadhiyaan Halkii Shalay Dagaalka ka Dhacay,

Sida uu ku Waramayo Goobjooge ku Sugan Degmada Carmo oo la Hadlay Banaadir24 Ciidanka Labada Dhinac Ayaa isku Hor Fadhiya Deegaanka Barookhle Halkaasi oo Laga Filan karo in ay Ciidanka Markale isku Dagaalaan Hadii Waan Waanta aysan Miro Dhalin,

Hogaamiye Cabdi Samad Galan Ayaa ku Sugan Deegaanka Carmo isagoo la Hadlay Mid kamid ah Warbaahinta Somalia Waxa uu sheegay in Dagaalka uu sii Wadayo ilaa Cadaalad ay Helaan Shacabka Puntland Waa Sida uu Sheegaye,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here