Warning: Use of undefined constant TDC_PATH_LEGACY - assumed 'TDC_PATH_LEGACY' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /var/www/wp-content/plugins/td-composer/td-composer.php on line 107
Dhageyso Cabdi Samad Galan oo ka Hadlay Dagaalka uu Puntland la Galay Maanta iyo Guusha uu Gaaray” – Xidigaha

Dhageyso Cabdi Samad Galan oo ka Hadlay Dagaalka uu Puntland la Galay Maanta iyo Guusha uu Gaaray”

Gudoomiyihii hore ee gobolka Bari C/samad maxamed Galan  ayaa waxa uu ka hadlay sababaha ay uga soo horjeedaan maamulka Puntland iyo dagaal maanta ay la galeen ciidanka Puntland kaasi oo Hada Socda.

Cabdi samad maxamed Galan oo ku sugan deegaan duleedka ka ah degmada Carmo oo ka tirsan gobolka Bari ayaa isaga oo wata ciidan islamarkaan udiyaarsan dagaal ka dhan ah maamulka Puntland waxa uu sheegay in uu ka soo horjeedo siyaasada C/wali Gaas uu ka wado Puntland.

Waxa uu sheegay Cabdi samad maxamed Galan in maanta ay weerar ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland isagoo tilmaamay in ay ka gubeen ciidanka Puntland Hal Gaari sidoo kalena ay dagaalkaasi ku dhaawaceen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland.

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix


Warning: Use of undefined constant TDC_PATH_LEGACY - assumed 'TDC_PATH_LEGACY' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /var/www/wp-content/plugins/td-composer/td-composer.php on line 107

Be the first to comment on "Dhageyso Cabdi Samad Galan oo ka Hadlay Dagaalka uu Puntland la Galay Maanta iyo Guusha uu Gaaray”"

Leave a comment

Your email address will not be published.


*