Home Horyaalka England Dhagayso Xildhibaanada Oo Baroor Diiq Ku Baaqay.

Dhagayso Xildhibaanada Oo Baroor Diiq Ku Baaqay.

0

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta ku baaqay in baroor diiq qaran loo sameeyo dadkii ku dhintay Bada iyagoo ku sii jeeda yurub.

Qaar Ka mid ah xildhibaanada baaralamaanka dalka ayaa maanat soo jeediyay in dhalinta dhamaatay ay yihiin kuwa ka baxay qaranka soomaaliya sidaas daraadeed ay muhiim tahay tacsi qaran in loo sameeyo,

HALKAAN KA DHAGAYSO.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here