Home Horyaalka England Dhaagayso Taliska Boliska Oo sheegay in gacanta lagu soo dhigay Dad Ka...

Dhaagayso Taliska Boliska Oo sheegay in gacanta lagu soo dhigay Dad Ka Dambeeyay Dilal Ka dhacay Muqdisho.

0

Cali xiri bare cali gaab oo ah taliyaha ciidanka boliska soomaaliyeed ayaa maanta shir jaraaid oo ku qabtay magaalada muqdisho waxa uu kaga hadlay dilal ka dhacay muqdisho.

Taliye cali gaab ayaa sheegay in ciidamada amaanka soomaaliya ay ku guuleesteen in ay gacanta ku soo dhigaan dad xalay iyo saaka dilal ka gaystay Xamar.

HALKAAN KA DHAGAYSO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here