Wararka Ciyaaraha Maanta
Xidig Muhiim ah oo kooxda Barcelona ka maqnaan doonta ku dhawaad 10 asbuuc.
Kooxda Barcelona ayaa waxa ay way doontaa xidiga garabka ugu ciyaara ee Ousmane Dembélé, kulankii ugu danbeeyey ay la ciyaartay kooxda Dortmund.
Dembele ayaa garoomada...
Aguero oo ka maqnaan doona kulanka Derbi Manchester.
Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay mudada uu maqnaan doono xiddiga weerarka uga ciyaara kooxdiisa ee Sergio Aguero kadib dhaawacii ka...
Eden Hazard oo sheegay sababta ka danbeesay in oo ku biiro kooxda Real Madrid
Xidigii hore kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa sheegay ku biiristiisa Kooxda Real Madrid in oo ka danbeeyey Macalin Zidane ka danbyey ku biiristiisa...
Eden Hazard ayaa daaha ka qaaday xidiga oo la jeclaan lahaay abaal marinta Ballon D,or, waa xidigee?
Xidiga Garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday in oo la jeclaan lahaay in Mohamed Saalah ku guuleysto laacibka Aduunka gacantane...
Kooxda Arsenal oo heshay bedelka macalin Emery.
Kooxda Arsenal ayaa xaalad xun soo wajahaday xili ciyaareedkaan kadib markii ay la kulantay guuldarooyin badan.
Waxaa macalin u ah kooxda Arsenal macalin Emery oo...
(Sawiro) Haweeney iska dhigeysay Nin oo lagu Qabtay Gaalkacyo
Waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu qabtay haweeney yaab leh oo in muddo ah iska dhigeysay inay tahay Nin taasoo u lebisan jirtay sidda ragga, iyadoo...
Askari ka tirsan Dowlada oo Labo Qof ku dilay Magaalada Muqdisho
Askari la sheegay in uu katirsan yahay ciidanka dowlada Soomaaliya ayaa saakay magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Iskoolka Dhagax Tuur ee ku dhaw Igooska...
Wasaarada Arimaha Dibada Somaliya oo go’ano kale soo sareysa Maanta
Wasaarradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ay soo saarto go’aamo kale oo la xiriira siyaasaddeeda Arrimaha dibadda kaddib...
Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Barlamaanka ee Maanta Dhacaya
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 6/7/2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee...
Wariye loo Magacaabay Gudoomiye Degmo ka tirsan Gobolka Banaadir
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdiso Eng Candiramaan Yariisow ayaa shalay xilka ka qaaday labo Gudoomiye degmo, isagoona magacaabay Gudoomiyaal kale oo bedelaya...
Odayaasha Galmudug ee Cadaado oo Sharuudo Hordhigay Raisal Wasaare Xasan Kheyre
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Cadaado kulamo wadatashi ah kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka deegaannada Galmudug.
Ra’iisul...
Dakeda Muqdisho Oo Shaqo Bilowday Xiliyada Habeenkii Ah + Sawirro
Waxaa Caawa Munaasabad Kooban oo lagu daah furayay shaqada dekadda xiliga habeenkii ah lagu qabtay Gudaha dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho.
Mahdi Maxamed Guuleed Khadar...
XOG: Xasan Sheekh oo hoggaamiye u noqonaya Mucaaradka Dowladda Farmaajo, kuna soo jeeda Muqdisho
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho isagoo la filayo in loo...
SAWIRO:DHAGEYSO:-G/kuxigeenka Aqalka Sare Abshir Buqaari oo Xariga Kajaray Maktabada Cadaado
Furitaan Maktabadaan oo Ay Ka Faa,iidaysandoonaan Dhalin Yaradu Ayaa Waxaa Goob Joog Ahaa Masuuliyiin uu Ka Midyahay Kuxigeenka Kabaad Ee Gudomiyaha Aqalka Sare Abshir...
Deg Deg ah-Wasiir ka tirsan xukuumada Kheyre oo shaqa joojin lagu sameyay..
DEG-DEG: Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo shaqo ka joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda XFS Mukhtaar Mahad Daa'uud.
Sawiro-Maamulka Dagmada Gaalkacyo oo digniin ka soo saaray Gaalkacyo kadib markii la sameyay….
Maamulka Dagmada Gaalkacyo ayaa Bilaabay Furista Wadooyin xiran ee ku Yaalla Magalada Gaalkacyo kuwasi oo si sharci dar ah ay u dhisteen qaar ka...
Xaaalada Galmudug iyo Rajadii shacabka oo sii xumaaneyso.
Xaaalada Galmudug iyo Rajadii shacabka oo sii xumaaneyso
Hogaanka ugu sareya Maamulka Galmudug sida Madaxweynaha ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa mudda ka badan mudda...
Maamulkii Ahlusuna Ee Galmudug Ku Biiray Oo Abaabulay Colaad Halis Badan
Xiisad Colaadeed ayaa ka taagan Deegaanka Xeraale Ee Gobolka Galgaduud saacadihii Lasoo dhaafay.
Dad ka baxay Cadaado ayaa tegay Halkaasi oo Odayaal iyo Nabadoono ubadan...
DEG DEG: Goob Ay Ku Shirayeen Shabaab Oo La Duqeeyey Sh/Hoose
Wararka Warqaad ay Heshay ayaa sheegaya in Duqeyn ay ka dhacday Gobolka Shabellaha hoose iyadoo warar hordhac ah la helayo.
Meel duleedka ka ah Degmada...
Madaxweyne Shariif Xasan Sh.Aadan Oo Xilka Qaadis Deg Deg Ah Sameeyey
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka K/Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa Xilka uu ka qaaday Mas’uulkii Baraawe ugu sareeyey.
Kadib...
Israsaaseyn Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay oo ka dhacay duleedka Gaalkacyo iyo warar soo baxaya..
Inta la xaqiijiyey hal ruux ayaa geeriyooday halka 4 kale ay dhaawacmeen ka dib israsaaseyn ka dhacday agagaarka Garoonka diyaaradaha Magalada Gaalkacyo ee Xarunta...
Faah faahin Alshabaab oo Dad ku Xir xiray Degmada Xarardheere ee gobalka Mudug
Al Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe axa ay xabsiga dhigeen Afar haween ah oo sida la sheegay diiday in caruurtooda ay Al Shabaab ku...
Goodax & Wasiiradii La Magaacabay Oo Maanta Ballan Culus Galay
Guddiga joogtada ee golaha shacabka BJFS ayaa maanta dhaariyay xubno cusub oo ka mid noqonaya golaha wasiirada Soomaaliya.
Kulanka dhaarinta oo ka dhacay xarunta Golaha...
Mas’uuliyiin Katirsan Galmudug State Oo Fadeexad Lugaha La Galay
Maamulka Galmudug ayaa hadda wajahaya Fadeexad Xubno katirsan Maamulkaasi oo sameeyey khalad weyn oo deegaanka ay ka galeen.
Aqoonyahano kasoo jeeda Magaalada Guriceel Ee Goboka...
Xog Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo la filayo in lagu dhawaaqo dhawaan..
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku howlan magacaabista Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug.
Xaaf ayaa ku guuleestay in uu soo afjaro colaada kala...
AKHRISO: Shax laga sameeyay tirada Wasiirada Xildhibaannada ah ee Xukuumadda Soomaaliya oo sii kordhay
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shalay magacaabay lix xubnood oo ka mid noqonaya golihii wasiirada, kuwaasoo kala ah afar wasiir, wasiir ku xigeen...
BIGNEWS: Hanti Laga Soo Bililiqeystay DDSI Oo Gacanta Lagu Dhigay
Ciidamada Amniga Ee Soomaaliland Ayaa Xabsiga dhigay Dad la tuhmay inay soo xadeen Hanti ay gawaari ku jiraan.
Waxa Howlgalkaasi laga sameeyey Xuduuda Soomaaliland la...
War Deg Deg Ah: Dagaal Xoogan Oo Ka Socdo Duleedka Baydhabo
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bay Ayaa sheegaya in Dagaal Xoogan uu hadda ka socdo Deeganao katirsan Gobolkaasi.
Saraakiisha Ciidamada Amniga Ee Maamulka Koonfur Galbeed...
Meydadka 8 ruux oo Soomaali ah oo laga helay Kaniisad iyo Xero ciidan oo Jigjiga ku yaalla
Inta la xaqiijiyay ilaa iyo Meydka 8 qof oo Soomaali ah ayaa laga helay Degmada 6-aad ee magaalada JigJiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida...