|

10ka ugu Mushaarka Badan Serie A: Daniel De Rossi oo Wali hogaaminaya

410982_heroaDaniel De Rossi ayaa wali ah ciyaartoyga ugu mushaarka badan horyaalka Serie A, waxana uu ka horeeyaa labada xidig ee reer Argentine Gonzalo Higuain iyo Carlos Tevez.

Roma ayaa ka dhigtay De Rossi ninka ugu mushaarka badan Italy 2012kii markaasi oo ay ugu yabooheen qadaraas kordhin ku kacaya 6.5milyan oo yuro oo cashuurta laga jaray.

Napoli wiilka ay kala soo wareegtay Real Madrid Higuain ayaa kaalinta labaad ku jira waxana uu qaataa 5.5 milyan oo yuro sanadkiiba, waxaana uu hal milyan ka sareeya Tevez oo 12 bil ka hor ku soo biiray Juventus isagoo ka soo tagay Manchester City.

Mario Gomez ayaa mushaar ahaan u hela 4.25milyan oo yuro halka Fernando Torres, Philippe Mexes, Gianluigi Buffon iyo Arturo Vidal ay qaataan mid 4milyan oo yuro.

10ka ugu Mushaarka Badan Serie A 

Daniele De Rossi (Roma)
Gonzalo Higuain (Napoli)
Carlos Tevez (Juventus)
Mario Gomez (Fiorentina)
Gianluigi Buffon (Juventus)
Philippe Mexes (AC Milan)
Fernando Torres (AC Milan)
Arturo Vidal (Juventus)
Andrea Pirlo (Juventus)
€6.5m

€5.5m

€4.5m

€4.25m

€4m

€4m

€4m

€4m

€3.8m

 

 

 

 

Short URL: http://xidigaha.com/?p=869

Posted by on Sep 10 2014. Filed under Serie A, Wararka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • xidigaha: Laacibka Super Mario Balotelli waa laacib hibo uleh kubadda, laakiin aan kufiicneyn ladhaqanka bulshada....
  • xidigaha: Aad ayaad umahadsantahay,insha allah waan iskudayi doonaa inaan qoraalka badino, inkastoo wararka degdega...
  • cali cabdi maxamuud: maxad u maleyneysan in uu kuso kordhi karo lacibka xulka qaranka italy fc liverpool wale wa...
  • insaan91@hotmail.com: asc asxaabta xidigaha.com waxan idinka codsa nena in aad qoralka noo badisaan adinkoo raali ah...