|

Jack Wilshere oo Shaaciyay Ciyaartoyda uu Koobiyeeyo

Qadka dhexe ee xulka England Jack Wilshere ayaa shaaca ka qaaday in uu wax ka barto Muqaalada (Videos) Andrea Pirlo iyo Javier Mascherano si uu heer sare uga gaaro maamulada qadka dhexe ee xulka Sadaxda Libaax.

Wiilka Arsenal ayaa si qoto dheer leh u qabsaday qadka dhexe ciyaartii England ay 2-0 xalay ku garaacday Switzerland furitaankii Isreeb Reebka Euro 2016.

Wilshere ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay dowrka uu ciyaarayo kaddib markii Roy Hodgson iyo kaaliyihiisa Gary Neville ay siiyeen fursad fiican iyo boos fiican.

Mash vs Pirlo

“Waxaan la hadlay Macalinka iyo Gary Neville waxana ay iisheegeen in ay doonayaa in aan booskaas ciyaaro waana ku qancay kuna raaxeystay”. Wilshere ayaa sidaasi u sheegay Website-ka Rasmiga ah ee FA.

Xulka England ayaa ciyaari doona kulanka kale ee soo aadan bisha October 9keeda waxana ay wajihi doonaan San Marino.

1410256328281_wps_11_BASEL_SWITZERLAND_SEPTEMB 1410256301976_wps_10_BASEL_SWITZERLAND_SEPTEMB 1410256143176_wps_6_BASEL_SWITZERLAND_SEPTEMB

Short URL: http://xidigaha.com/?p=807

Posted by on Sep 9 2014. Filed under Premier League, Wararka Maanta. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • xidigaha: Laacibka Super Mario Balotelli waa laacib hibo uleh kubadda, laakiin aan kufiicneyn ladhaqanka bulshada....
  • xidigaha: Aad ayaad umahadsantahay,insha allah waan iskudayi doonaa inaan qoraalka badino, inkastoo wararka degdega...
  • cali cabdi maxamuud: maxad u maleyneysan in uu kuso kordhi karo lacibka xulka qaranka italy fc liverpool wale wa...
  • insaan91@hotmail.com: asc asxaabta xidigaha.com waxan idinka codsa nena in aad qoralka noo badisaan adinkoo raali ah...