Hoyga Ciyaaraha Caalamka

Andrea Pirlo oo diiday in sandka danbe u dhaqaaqo kooxda Real Madrid.
Kooxda Juventus xidigeeda qadka dhexe Andrea Pirlo ayaa waxa uu dajiyay warark sheegaya in uu ku sii wajahan yahay kooxda Real Madrid.

Iyadoo maalmihii ugu danbeysay lala xiriirinaayay macalin  Carlo Ancelotti in uu xilka tababarnimo ka qabto garoonka Santiago Bernabeu, ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in macalinkaas uu codssaday in kooxda ay soo iibsato ugu horeyn Pirlo.

Pirlo ayaa ka mid ahaa ciyaarooydii macalinkaan uu ku tababari jiray kooxda AC Milan waxaana la sheegay inuu bartilmaameed ka dhiganayo ciyaaryahankan.

Ciyaaryahankan ayaa iminka waxa ay da’diisa tahay 33-sano jir waxaana lagu tilmaamaa in uu ka mid yahay kubad sameeyayaasha qaarada Yurub ugu fiican xiligaan kuwa joogo.

Pirlo ayaa u sheegay Radio Capital in uusan meel ugu socon horyaalka Talyaaniga wax kasta oo loosheego sidaas wgeed waxaan doonayaa in horyaal kale oo Serie A aan la qaado kooxda Juvetus.

Ciyaaryahankan ayaa lagu wadaa in uu ciyaaraha ka fariisan doono ka dib koobka aduunka ee lagu qabanao sanadka 2014 dalka Brazil.

Sir Alex Ferguson: ‘Roberto Mancini in la eryo qalad ayay eheyd.
Kooxda Manchester United macalinkooda Sir Alex Ferguson ayaa qiray in uu layaabay markii kooxda Manchester City ay burisay tababare Roberto Mancini.

Mancini waxa uu ahaa macalin ku wanaagsan booskiisa garoonka Etihad Stadium halsano oo kaliyaa ayaa ka soo wareegatay xiligii uu ku guuleystay horyaalka  Premier League title, sidoo kale Ferguson ayaa sheegay in macalinkaan uu ahaa mid inta badan la xisaabtama kooxaha waaweyn.

71-jirkaan ayaa u sheegay wariyayaasha in ay tahay wax lalyaabo in la eryo macalin soo gaaray kama danbeysta koobka FA Cup sidoo kale kaalinta labaad ka galay horyaalka .

“aad ayaan ula yaabay,laakiin ma ahan in aan yaabo, sababtoo ah ma dhihi kartid milkiilayaasha hada jira waan idin layaabay ,balse ilaa iyo hada waxaan aaminsanahay in macalinkaas qalad lagu buriyay” hadalkaas waxaa laga soo xitay Ferguson.

Pepe Reina oo noqday ciyaaryahanka liiska koowaad ugu jiro kooxda Barcelona.
Kooxda Blaugrana ayaa lagu soo waramayaa in maalmihii ugu danbeeyay ay raadineysay kubad haye wanaagsan ,ka dib markii  Valdes uu diiday in uusan heshiis cusub u saxiixeen kooxda ku ciyaarta garoonka Camp Nou.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in kooxda Barcelona ay diyaar la atahay lacago gaaraya £10m si ay goolhaye wanaagsan u hesho.

Jariida  The Mirror ayaa sheegtay inkooxda Catalan-ka ay bartilmaameedsaneyso goolhaye  Marc-Andre ter Stegen oo da;diisa tahay 21-jir, iyo  Adrian Ortola ooisna jira 19-jir,balse labaduba waa goolhayaal lagu xisaabtami karo mustaqbalka danbe.

Si kastaba  Reina ayaa ku soo barbaaray xarunt tababarka kooxda  Barca ka hor intii uusan ku biiray kooxda Villarreal sanadkii 2002,isla markaasna kooxda ayuu la qabsaday.

Goolhayahaan  30-jirka ah ayaa waxa uu katagay El Madrigal sanadkii 2005 ka dib markii uu ku biiray kooxda Reds-ka ee uu hada u safto.

Jose oo doonaya in uu ka afduubo kooxda United ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo xagee?.
Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo ayaa iminka waxa uu dhaxda ka galay dagaal u dhaxeeya kooxaha Manchester United iyo Chelsea oo labaduba ay donayaan in ay la soo wareegaan ciyaaryahankan.

Xidiga ay kooxda Real Madrid ku soo iibsatay lacago gaaraya  £80m,ayaa kulankii xalay kooxdooda laga qaaday koobka  Copa del Rey  waxa uu qaatay calaamada gaduudan daqiiqadii 114-aad ,xidigaan ayaa iminka waxa uu ku jiran liiska ciyaartooyda ee u qoran tababare Jose Mourinho hadii loo dhiibo xilka tababarnimo ee kooxda Chelsea.

Sido kale tababare  Special One ayaa kulankii xalay laga saaray ka dib markii ay is afgaareen garsoorihii ciyaarta dhaxdhaxaadinaayay,waxaana la sheegay in kulankii xalay uu ahaa kulankiisii ugu danbeeyay uu kooxda ku leyliyo garoonka Bernabeu.

Kooxda United ayaa waxa ay dooqeeda koowaad ka dhigatay sidii ay ciyaaryahanka Ronaldo dib ugu soo celin laheyd garoonka Old Trafford hadii kooxda Real ay go’aansato in ay is ka iibiso ciyaaryahankan.

Balse tababare  Mourinho oo sadaxdii sano ee ugu danbeesay ay isla soo shaqeynayeen ciyaaryahankan ayaa raba in markale uu ciyaaryahanka koox ku layliyo waxa ayna u egtahay in ay ku wajahan yihiin kooxda Chelsea.

Ciyaaryahanka Wayne Rooney ayaa doorbidaayo in uuku biro kooxda  Chelsea, halka ciyaaryahanka kooxda  Napoli weerarka ugu ciyaara  Edinson Cavani laf ahaantiisa uu donayo macalinka Mourinho.

Ronaldo ayaa mudo afarsanadood ah soo joogay kooxda Real Madrid waxa uuna noqday ciyaaryahanka ugu saameynta badan kooxda.

Tababaraha ku meelgaarka ah ee kooxda Chelsea Rafa Benitez ayaa shalay cadeeyay in milkiilaha kooxda Abramovich  uu iminka lacago gaaraya £100m u diyaariyay macalinka cusub si ciyaartooy uu ugu soo iibsado.

Atletico Madrid oo xalay ku guuleysatay koobka Copa del Rey.(Sawiro)
Cristiano Ronaldo iyo Jose Mourinho ayaa garoonka laga saaray ka dib markii waqti dheerri ah lagu daray ciyaarta dhaxmareysay kooxaha  Atletico Madrid beat Real Madrid oo waqtikii loogu tala galay is mari waayay.

Dheeshaan oo ka dhaceysay garoonka  Bernabeu ayaa mudo 14-sano ka dib waxaa kooxda Real Madrid looga adkaaday Copa del Rey.

Ciyaaryahanka Ronaldo ayaa madax ku dhaliyay  goolka koowaad ee kooxda Real  Madrid daqiiqadii 14-aad ee ciyaarta balse toban daqiiqo ay ka harsantahay qeybta nasashada ayaa kooxda Atletico waxaa goolka barbaraha u dhaliyay  Diego Costa..

Goolka guusha ee kooxda Atletico waxaa u dhaliyay xidiga Miranda daqiiqadii 99-aad iyadoo sidaasna koobka ku qaaday.

waa kuwan sawiradii laga qaaday ka dib markii ay ciyaarta dhamaatay .

Inter Milan oo markale damac ka galay la soo wareegista Aaron Lennon.
Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku soo laabatay tartanka loogu jiro ciyaaryahanka kooxdaTottenham Hotspur garabka ugu ciyaara  Aaron Lennon.

kooxda ka dhisan dalka talyaaniga ayaa mudooyinkii ugu danbeysay waxa ay indhaha ku heysay 26-jikan u dhashay dalka Ingiriiska .

Kooxda Inter ayaa sheegtay in xidigaan ay dalab u dirsatay bishii January markuu suuqa kala iibsiga furnaa ,balse ciyaaryahanka ayaa kooxdiisa u saxiixay heshiis afar sanadood ah markaas.

Inter ayaa hada waxa ay isku dayee sidii ciyaaryahankan ay ku keeni laheyd garoonka  San Siro sida lagu qoray jariirada Corriere dello Sport.

Lennon ayaa dhaliyay afar gool ka dib markii uu kooxda ka soo muuqday 45-kulan xili ciyaareedkan dhamaan tartamada.

Mas’uuliyiinta kooxda Inter Milan ayaa ilaa iyo hada soo bandhiin qiimaha rasmiga ah ay ciyaaryahankan ku daneynayaan.

Gareth Bale oo ku guuleystay abaal marinta ciyaaryahanka ugu wanaagsan Barclays Premier League Player of the Season.
Kooxda Tottenham Hotspur xidigeeda  Gareth Bale ayaa waxa loo doortay ciyaaryahanka ugu wanaagsan horyaalka Barclays Player of the Season.

Ciyaaryahankan  dhashay dalka Welsh ayaa kooxdiisa u dhaliyay 20 gool goals in ka dib markii uu saftay 33-kulan horyaalka 3 Premier League ,tani ayaa noqoneysa abaal marintii afaraad uu xiligaan helo ciyaaryahankan.

23-jirkaan ayaa waxa uu noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee kooxda Spurs-ka ama  xulka Wales oo abaal marintaan helay, sidoo kale xidigaan waxa uu horay ugu guuleystay abaalmarinada kala ah xirirka FA ciyaaryahanka ugu wanagsan ( FA Player of the Year ) iyo abaal marinta ciyaaryahanka ugu wanaasan d’a yarta (Young Player of the Year) sidoo kale waa uu helay baal marinta ay bixiyaan ururka ay ku mideysan yihiin qoraayaasha kubada cagta  (Football Writers’ Association Footballer of the Year) maantana waxa uu gudoomay ciyaaryahanka ugu fiican horyaalka Ingiriiska (Barclays Player of the Season).

Bale ayaa iminka is ku diyaarinaayo kulanka ugu danbeeya xili ciyareedkan ay kooxdiisa Tottenham ka hortageyso kooxda Sunderland.

Arsenal: Wayne Roone Madooneyno, Ha La Ogaado
Arsenal ayaa saacado ka hor ku dhawaaqday wararka sheegaya  saxiixa xiddiga ka sii socda Manchester United ee Wayne Rooney.

sida uu maanta shirkiisa jaraa’id ku sheegay tababare Arsene Wenger ayaa hadalkaas ku tilmamaay hadal wax kama jiraan oo ay saaxafada Ingiriiska buun buuniyeen

“Ma aqaano hadii Man United ay iibin doonto Rooney, taas ayaana ah caalamada ugu fiican ee ku tusineysa inaan u dhawaanin isaga”ayuu tababaraha Kooxda arsenal Arser Wenger ku sheegay shirkiisa jaraa’id.

Arsenal ayaa ka iibisay Robin Van Persie United bishii August ee sannadkii hore, iyadoo Van Persie uu ka caawiyay Red Devils hanashada horyaalka Premier League oo ay kooxda Manchester ku guuleysteen.

AC Milan Oo Dooneysa Laacibka Real Madrid Xabi Alonso
Kooxda AC Milan ayaa dooneysa in ay faraqa ku soo ridato Laacibka Reer Spain ee Xabi Alonso, kaasi oo laga yaabo in uu kooxdiisa Real Madrid uu ka tago.

Kooxda ka dhisan Serie A Talyaaniga ayaa waxa ay dooneysaa waaya Araga kooxda Real Madrid iyo xulka Spain oo macquul ay tahay in uu koxdiiso ka caraabo.

Laakiin Alonso ayaa qadaraaska uu Real Madrid kula joogo aya waxa uu ku egyahay bisha June 2014ka waxana hada uu kala kulmayaa garoonka Santiago Bernabeu dhibaatoyin badan.

Hadii la iibinayo Alonso Real Madrid waxa ay weydiisan doontaa kooxda Reer Talyaani Dhaqaalo gaaraya 15 yuuro.

Sir Alex Ferguson Oo 1,500-kulan Hogaamin Doona Kooxda Manchester United
Macalinka kooxda Manchester United ee ciyaaraha ka fariisanaya Sir Alex Ferguson ayaa ku bariisanayay isagoo kooda hogaamiyay 1,500-kulan intii hayay kooxda.

Gerguson ayaa kulankiisa ugu danbeeyay ee uu kooxda hoomiyo waxa uu noqon doonaa kulanka Axda ay la dheeli doonaan kooxda West Bromwich Albion, waxaana taasi ay ka dhigantahay in 1,500-kulan uu hogaamiyay kooxda United-ka.

Sir Alex Ferguson  ayaa kooxda Old Trafford u qaaday 38-koob intii lagu guda jiray 26-sano oo uu ku sugnaa halkaasi, Macalinka Everton David Moyes aya badali doona.

Koobabkii Uu Ku Guuleystay Macali Sir Alex Ferguson

Premier League: 1993, 1994, 1996, 1997, 1999, 2000, 2001, 2003, 2007, 2008, 2009, 2011, 2013

FA Cup: 1990, 1994, 1996, 1999, 2004

League Cup: 1992, 2006, 2009, 2010

Champions League: 1999, 2008

Cup Winners Cup: 1991

Fifa Club World Cup: 2008

Uefa Super Cup: 1992

Inter-Continental Cup: 1999

FA Charity/Community Shield: 1990 (shared), 1993, 1994, 1996, 1997, 2003, 2007, 2008, 2010, 2011.