Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Milan gudoomiye ku xigeenkeeda Adriano Galliani ayaa shaaca ka qaaday in uu meel wanaagsan ku dhamaaday kulankii uu shalay la qaatay tababare Massimiliano Allegri . Tabbarhaan ayaa lala xiriirinaayay in uu isaga tagayo garoonka San Siro xiligaan,ka dib markii la sheegay in Clarence Seedorf ay Milan kula heshiisay in uu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal ayaa wa ay rajeyneysaa in ay is ka iibisay kabtankooda Thomas Vermaelen marka uu suuqa kala iibsiga ciyaartooyda furmo. 27-jirkaan ayaa inta badan sanadkaan waxaa loo isticmaalay gursiga keydka iminkana kooxda waxa ay doondysaa in ay ka iibiso koox kasta oo rabta. Ciyaaryahankan u dhshay dalka Belgem-ka ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Paris Saint-Germain ayaa lagu so waramayaa in ay wadahadal la bilaawday weeraryahanka Wayne Rooney si xiliciyaareedka soo socdo ugu ciyaara caasimada Paris. ciyaaryahankaan da’diisa aytahay 27-jir ayaa waxa uu u egaa mid ay soo dhamaaneyso mustaqbalkii uu ku lahaa kooxda Manchester United tan iyo markii uu tababare Sir Alex…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Manchester United macalinkooda cusub David Moyes ayaa iminka waxa uu sheegay in uu kooxda Barcelona ka doonayo ciyaaryahanka qadka dhexe ka ciyaara ee r Thiago Alcantara. United ayaa waxa ay xidigaan 22-jirka ah uu qorshaha ugu jiray macalinkii hore ee kooxda Sir Alex Ferguson oo rabay in uu sanadkii…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sportiga ama Ciyaaraha Aduunka waxaa jira dhacdooyin ku saabsan oo la soo tabiyay kuwaasi oo mucjiso ah. Qaar kood waxaa lagu tilmaamaa been qaar kalana xaqiiqo, waxaan idiin heynaa dhacdooyin Sporti oo soo jiitay indhaha dadbadan oo Aduunyada ku nool. Daawo Muqaaladan Ronaldinho Laacibka weyn ee Reer Brazil Ronaldinho ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda ku guuleysatay horyaalka Bundesliga ee Byern Munich ayaa sicad ugu in ciyaaryahankeeda Holger Badstuber in uu garoomada ka maqnaan doono ku dhawaad 10-bilood ka dib markii qaliin lagu sameeyay. Bayern Munich ayaa warkaan waxa ay ku sheegtay webseedka ay sida gaar ah u leedahay waxa ayna tilmaamatay in iminka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Napoli gudoomiyaheeda Aurelio De Laurentiis ayaa shaaca ka qaaday in uu u diray agasimaha ciyaaraha ee kooxda Riccardo Bigon kooxda Manchester City si uu u kala soo hadlo sidii lays kugu badalan lahaa laba weeraryahan ee kala Edin Dzeko iyo Edinson Cavani. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in ciyaaryahanka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay qorsheyneyso in ulan saaxiibtinimo ay la dheesho kooxda Tottenham Hotspur si ay u sameeyso soo jiidasho ku aadan in ciyaaryahanka Gareth Bale loo soo dhaqaajiyo dhanka iyo garoonka Bernabeu xili ciyaareedka soo socdo. Ciyaaryahankaan wadanka Wales u dhashay ayaa u eg…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Sida lagu qoray jariirada Corriere dello Sport ayaa lagu cadeeyay in Milan ay u dhawdahay in xilkeeda tababarnimo ay ku wareejiso Clarence Seedorf , sidoo kale waxaa musharixiinta ku jiro Paolo Maldini iyadoo labadaba horay ugu soo ciyaaray kooxda Milan. Ciyaaryahankan wadanka Dutchman ayaa iminka waxa uu u ciyaaraa kooxda…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Manchester United ayaa waxa ay sheegtay in ay hada diyaarsay qorshe ay kooxda Inter ugu soo iibsaneyso ciyaaryahnka ka ciyaara qadka dhexe ee daafaca Andrea Ranocchia. Ciyaaryahankan oo iminka da’diisa tahay 25-jir ayaa sanadkaan intabadan kooxda Nerazzurri ugu maqnaa dhaawacyo iminka waxa ay kooxdiisa kaalinta sagaalaad ka gashay horyaalka…