Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
Home » Archives by category » Horyaalada » Italy

Falanqeyn ku saabsan xalay oo la soo gabagabeeyay horyaalka talyaaniga iyo sida loo kala galay kaalmaha horay.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xalay waxaa dalka Talyaaniga lagusoo gabagabeeyay horyaalka Serie A kooxda Juventus ayaa horyaalka ku guuleystay iyadoo sanadkii labaad oo is ku xigta horyaalka qaaday waxa ayna ku qaaday dhibco gaaraya 87-dhibcood,kooxda Napoli ayaa iyadana waxa ay si rasmi ah u gashay kaalinta labaad ee horyaalka waxa ayna keensatay 78-dhibcood,kooxda Milan…

Cassano oo wadahadal aan horay loo sheegin la bilaabay kooxda Monaco?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ciyaaryahanka Antonio Cassano wakiilkiisii ayaa la sheegay in uu kulan casho ah la qaatay habeenkii xalay ahaa  agaasimaha kooxda  Monaco o jooga  Monte Carlo. Inter ayaa xaqiijisay in xidiga Cassano uu kooxda ka tagi doono marka uu xiligaan idlaado ka dib markii uu hal sano ku sugnaa kooxdan. Tan iyo markii kooxda…

Andrea Pirlo oo diiday in sandka danbe u dhaqaaqo kooxda Real Madrid.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus xidigeeda qadka dhexe Andrea Pirlo ayaa waxa uu dajiyay warark sheegaya in uu ku sii wajahan yahay kooxda Real Madrid. Iyadoo maalmihii ugu danbeysay lala xiriirinaayay macalin  Carlo Ancelotti in uu xilka tababarnimo ka qabto garoonka Santiago Bernabeu, ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in macalinkaas uu codssaday…

Inter Milan oo markale damac ka galay la soo wareegista Aaron Lennon.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay ku soo laabatay tartanka loogu jiro ciyaaryahanka kooxdaTottenham Hotspur garabka ugu ciyaara  Aaron Lennon. kooxda ka dhisan dalka talyaaniga ayaa mudooyinkii ugu danbeysay waxa ay indhaha ku heysay 26-jikan u dhashay dalka Ingiriiska . Kooxda Inter ayaa sheegtay in xidigaan ay…

AC Milan Oo Dooneysa Laacibka Real Madrid Xabi Alonso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda AC Milan ayaa dooneysa in ay faraqa ku soo ridato Laacibka Reer Spain ee Xabi Alonso, kaasi oo laga yaabo in uu kooxdiisa Real Madrid uu ka tago. Kooxda ka dhisan Serie A Talyaaniga ayaa waxa ay dooneysaa waaya Araga kooxda Real Madrid iyo xulka Spain oo macquul ay…

Inter, Liverpool iyo Real Betis oo is ku heysta ciyaaryahanka Montoya.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ciyaaryahanka Martin Montoya ayaa waxa uu u muuqdaa mid heshiis cusub la galaya kooxdiisa Barcelona,balse kooxda  Inter ayaa waxa ay rabtaa in ciyaaryahaka ay ku soo darsato qorshaha xili ciyaaredka 2013-14 ay ku dagaal tageyso. Kooxda wadanka Talyaaniga ayaa waxa ay dagaal la gali doontaa kooxaha Liverpool iyo Real Betis,…

Sawirro: Waxbaa Kugu Dhaafay Dabaal Dagii Kooxda Juve

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda (Marwada Duqda Ah)Juventus ee ka dhisan Magaalada Turin ayaa Todobaadkan u dabaal dagtay horyaalka Serie A Talyaaniga. Habada Dabaal Dagaashi waxbaa kugu dhaafay, waxaana kamid ah magaraneysaa xaasaska Ciyaartoyda Juve. Hadaba Daawo Sawirradan oo Dabaaldagii Juve laga soo qaaday:…

Diamanti oo sanadka danbe laga yaabo in uu ka soo jeesto safka kooxda Juventus .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus ayaa waxa ay go’aan ku gaartay in ay la soo saxiixato ciyaaryahanka kooxda Bologna u safta ee  Alessandro Diamanti sida lagu qoray La Gazzetta dello Sport. Ciyaaryahanka da’diisa ay 30-jir ayaa waxa si aad ah u raadinaaya macalinka kooxda Old Lady ee Antonio Conte isagoo sheegay in ay la soo wareegi doonaan xili…

TOP NEWS: Roma Oo Lagu Ganaaxay Cunsuriyadii Xalay Ka Dhacaday San Siro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Roma ayaa la ganaaxay 50,000 euros oo u dhiganta (£42,400), kaddib markii taageerayaasheeda ay Luuqad cusuriyad adeegsadeen ciyaarti ka dhacay Garoonka San Siro ee kuyaalla Magaalada Milan. Ciyaartii xalay dhexmartay AC Milan iyo AS Roma oo barbaro 0-0 ah ku soo dhamaatay ayaa waxaa hareeyay cusuriyad ay ku  dhawaaqayeen Taageerayaasha…

Higuain oo ka tagayo kooxda Real Madrid kuna biiraya Juventus

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

kooxda Juventus ayaa hada waxa ay u egtahay koox soo gabagabeesay heshiis ciyaaryahanka Gonzalo Higuain ee safta kooxda  Real Madrid. Kooxda Juva ayaa ciyaaryahankan soo qaadan doonto marka uu suuqa kala iibsiga ciyaartooyda furmo,waxa ayna la gashay heshiisafar  sanadood ah ee uu sanadki ku qaadan doono lacago gaaraya   €4.5m oo…

Page 1 of 41234