Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
Home » Archives by category » Horyaalada » Spain

Arsenal oo gacanta loo galiyay £70m waa kuwee xidigaha uu suuqa ka doonaayo.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Arsenal macalinkooda  Arsene Wenger  ayaa dib ugu laabanaya suuqa kala iibsiga ciyaartooyda isaga oo gacanta ku heysta lacago gaaraya £70m si uu ciyaaryahano kula soo wareego. Agaasimaha guud ee kooxda Ivan Gazidis ayaa waxa uu sheegay in lacagahaan la doonayo in kooxda Gunners dib u dhis loogu sameeyo si…

JUVENTUS IYO ARSENAL OO IS KU HEYSTA SAXIIXA HIGUAIN.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus ayaa waxa ay kula dagaalami doontaa naadiga  Arsenal  la soo saxiixashadaciyaaryahanka kooxda Real Madrid weerarka ugu ciyaara Gonzalo Higuain. Jariirada Tuttosport ayaa sheegtay in kooxda Juve ay iminka kooxda Real kala hadli doonto ciyaaryahanka lagu qiimeeyo €25m sidi ay ku heli laheyd iyadoo ka war qabto in kooxda …

Perez : Jose Mourinho Real Madrid Waa Uu Ka Tagayaa Bisha Danbe

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in macalinkeeda Jose Mourinho uu katagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan, kaddib markii 3-sano uu shaqo kahayay kooxda Reer Spain. Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa shaaciyay go’aanka Jose Mourinho ee ka tagida ku aadan kaddib shir jaraa’id oo uu ku qabtay caasimada Madrid. Mourinho…

Neymar Oo Niyada Ka Jabiyay Kooxda Facaweyne Leh ee Barca

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Neymar ayaa ku adkeysanaya in uusan ka tagi kooxdiisa Santos ee ka dhisan dalka Brazil xilli la isla dhexmarayay in uu kubiirayo kooxda Reer Spain ee Barcelona. Xidiga Reer Brazil ayaa waqti dheer lala xiriirinayay in uu ku biirayo kooxda ka dhisan Garoonka Camp Nou ee dalka Spain, iyadoo ay…

City macalinkooda cusub oo dalbaday ciyaaryahankii ugu horeeyay waakee xidigaas?.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Manchester City macalinkooda  Manuel Pellegrini ayaa waxaa lala xiriirinayaa in uu bartilmaameedsanayo kooxda Real Madrid daafaceeda  Pepe kaasoo u arko in uu maareen karo daafca kooxda City. Pepe oo iminka da’diisa tahay 30-jir ayaa waxaa lagu qiimeeyaa in lagu iibin karo ;acago aan ka yareyn £20m. Ciyaaryahanka u dhshay…

Real Madrid Oo Qafaalan Rabta Macalin Carlo Ancelotti

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Real Madrid ayaa bartilmaameedsaneysa Carlo Ancelotti, waxaana ay weydiisatay in uu ka soo tago kooxda Reer Faransa ee Paris St-Germain. Laakiin Madaxweynaha Kooxda Paris St-Germain ayaa sheegaya in aysan suurta gal aheyn in Macalin Ancelotti uu ka tago kooxda uu hada hogaamiyo. Kooxda Reer Spain ee Real Madrid ayaa…

Tito Vilanova oo mar kale lagu soo daaweynaayo magaalada New York waa maxay sababta .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Blaugrana macalinkooda ayaa mar kale dib loogu celin doonaa magaalada New York maalita birito ah , macalinkaan ayaa mudo laba bilood iyo bar sanadkaan 2013 halkaas soo joogay. Barcelona tababarahooda Tito Vilanova ayaa la shaaciyay in mar kale daaweyn loo geyn doono magaalada si looga soo daaweeyo cudurka cancer-ka…

Aabaha Neymar: Neymar Waxa Uu Brazil Sii Joogayaa Ilaa iyo 2014ka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aabaha dhalay Xidiga Santos Neymar ayaa daboolka ka qaaday in wiilkiisa uu qorsheynayo in uu ku sii sugnaado Brazil tan iyo xagaaga 2014-ka. Wararka la isla dhexmarayay ayaa sheegayay in 21-sano jirkan uu u dhaqaaqayo bilaha soo aadan kooxda Barcelona iyadoo Tito Vilanova uu xaqiijiyay wadahadal dhexmaray matalayaal labada dhinac…

Andrea Pirlo oo diiday in sandka danbe u dhaqaaqo kooxda Real Madrid.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus xidigeeda qadka dhexe Andrea Pirlo ayaa waxa uu dajiyay warark sheegaya in uu ku sii wajahan yahay kooxda Real Madrid. Iyadoo maalmihii ugu danbeysay lala xiriirinaayay macalin  Carlo Ancelotti in uu xilka tababarnimo ka qabto garoonka Santiago Bernabeu, ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in macalinkaas uu codssaday…

Pepe Reina oo noqday ciyaaryahanka liiska koowaad ugu jiro kooxda Barcelona.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Blaugrana ayaa lagu soo waramayaa in maalmihii ugu danbeeyay ay raadineysay kubad haye wanaagsan ,ka dib markii  Valdes uu diiday in uusan heshiis cusub u saxiixeen kooxda ku ciyaarta garoonka Camp Nou. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in kooxda Barcelona ay diyaar la atahay lacago gaaraya £10m si ay…

Page 1 of 7123Next ›Last »