Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
Home » Archives by category » Horyaalada » England

La Iguma Cadaadinayo In Aan Iibiyo Suarz: Brendan Rodgers

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maamulaha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa ku adkeysanaya in aan cadaadis ku saarneyn in uu iibiyo Luis Suarz, laakiin uu filayo in ciyaaryahanka heshiis loogu yabooho dhamaadka xilli ciyaareedkan. Goal.com ayaa daboolka ka qaaday bishii April in Liverpool ay rajeyneyso in ay iibiso xidiga Reer hadii la siiyo dhaqaalo gaaraya…

Top News: 10-kii Koox Ee Todobaadkan Ugu Wanaagsanaa Aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qiimeyn ay sameysay Wakaalada Wararka ka ganacsata Associated Press (AP) ayaa waxa kaalinta koowaad galisay kooxda Chelsea oo ay ugaratay in ay tahay kooxda Isbuuca ugu fiican Aduunka. The Blues ayaa noqday kooxda ugu wanaagsan todobadkan aduunka markii ay 2-1 ku xaaqeen kooxda Benfica,final-kii Europa League,waxaana Chelsea ay heshay 108…

Wayne Rooney iyo xaaskiisa Coleen oo wiil kale u dhashay hada maxaa loo bixiyay.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Manchester United weeraryahankeeda  Wayne Rooney ayaa shaaca ka qaaday in uu dhshaya cunugiisii labaad kaasoo dhashay xiligi danbe ee shalayto waxa uuna cunugaas loo bixiyay Klay. xaaskiisa Coleen ayaa waxa ay eheyd mid foolaneysay maalintii axada eheyd iyaoo sidaas darteed uu xidiga kooxda ugu maqnaa. ciyaaryahanka Rooney ayaa qeybta…

David Moyes oo raba in Wayne Rooney uusan kooxda Manchester United ka tagin.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinka cusub ee kooxda Manchester United ee David Moyes ayaa waxa uu rajeynayaa in uu wadahadal la galo Wayne Rooney si uu kooxda u sii joogo xili ciyaareedka soo socdo. Weeraryhanka u dhashay dalka  England  ayaa waxa uu go’aansaday in uu isagato kooxda Red Devils ee uu mudo sagaal sano…

Sir Alex Ferguson oo ku guuleysatay abaal marinta sanadka macalimiinta ?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Manchester United macalinkooda  Sir Alex Ferguson ayaa la sheegay in uu ku guuleysta abaal marinta tababaraha sanadka  (Manager of the Year) kaasi oo ay bixiyaan ururka LMA. Ferguson ka dib markii uu ku dhawaaqay in uu xilkii tababarnimo ka fariistay xilkiisana lagu wareejiyay David Moyes ayaa abaal marintaan la…

Arsenal oo gacanta loo galiyay £70m waa kuwee xidigaha uu suuqa ka doonaayo.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Arsenal macalinkooda  Arsene Wenger  ayaa dib ugu laabanaya suuqa kala iibsiga ciyaartooyda isaga oo gacanta ku heysta lacago gaaraya £70m si uu ciyaaryahano kula soo wareego. Agaasimaha guud ee kooxda Ivan Gazidis ayaa waxa uu sheegay in lacagahaan la doonayo in kooxda Gunners dib u dhis loogu sameeyo si…

Bale! Hadii aan kooxda Tottenham ka helayo lacagaha ay qaataan todobaadkii Yaya Toure, Wayne Rooney iyo Robin van Persie waan sii joogayaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Tottenham ayaa ku guuldareysatay in sanadka soo socdo ka qeyb gasho koobka  Champions League sidaas awgeed waxaa iminka soo gaaraya codsiyo badan oo looga doono ciyaaryahankeeda Gareth Bale. Ciyaaryahanka ku guuleystay laacibka ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska ayaa u dhaliyay goolal gaaraya 26-gool kooxda Spurs-ka xili ciyaareedkan,xidigaan ayaa sheegay in…

JUVENTUS IYO ARSENAL OO IS KU HEYSTA SAXIIXA HIGUAIN.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda Juventus ayaa waxa ay kula dagaalami doontaa naadiga  Arsenal  la soo saxiixashadaciyaaryahanka kooxda Real Madrid weerarka ugu ciyaara Gonzalo Higuain. Jariirada Tuttosport ayaa sheegtay in kooxda Juve ay iminka kooxda Real kala hadli doonto ciyaaryahanka lagu qiimeeyo €25m sidi ay ku heli laheyd iyadoo ka war qabto in kooxda …

Jack Wilshere: Waxaan Doonayaa Kabtanimada Arsenal iyo England

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Khadka dhexe ee Arsenal Jack Wilshere ayaa daboolka ka qaaday in uu damac kaleeyahay in Mustaqbalka uu noqdo Kabtanka kooxdiisa iyo Xulka Sadaxda Libaax ee England. Wilshere ayaa ah ciyaaryahan muhiim ah oo kooxda Gunners-ka ka tirsan waxaana uu xulka England u ciyaaray Todobo ciyaarood isagoo ay da’diisu ka hooseyso…

Man Utd oo lacago gaaraya £25m kula soo wareegeyso Marchisio.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jahwareer ka taagan kooxda Juventus ayaa waxa uu sheegaya in ay ka iibin doonto ciyaaryahankeeda ClaudioMarchisio kooxda  Manchester United  iyada oo ka siin doonto qiimo lacageed gaaraya £25m. 27-jirkaan ayaa waxa uuku soo barbaaray xerada tababarka kooxda Juventus tan iyo sanadkii 2006-da waxa uu ka mid ahaa ciyaartooyda furaha u…

Page 1 of 18123Next ›Last »