Home » Premier League You are browsing entries filed in “Premier League”

Jamaahiirta Arsenal: Soo Iibi Weeraryahan Cusub Maanta

Wenger

Arsene Wenger ayaa ku adkeysanaya in kooxdiisa uusan ku soo kordhin doonin weeraryahan maalinta ugu danbeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub oo manta ah. Taageerayaasha kooxda ka dhisan Waqooyiga London ee Gunners ayaa ku qeyla dhaminaya in kooxda lagu soo daro saxiixyo cusub inta aanu suuqa xirmin, waxana ay muujiyeen sida ay uga careysan yihiin […]

September 1st, 2014 | Posted in Premier League,Suuqa,Wararka Maanta | Read More »

Kabtan Gerrard oo Ku tilmaamay Tagistii Suarez Qorshe La soo Abaabulay

Kabtan G

Steven Gerrard ayaa sheegay in Luis Suarez uu si farsameysan uga tagay Anfield xagaagan, isagoo muujiyay in uu ka niyadjabay xidiga ay isku kooxda ahaayeen falka uu ka sameeyay Koobka Aduunka iyo katagida Reds. Kabtankii hore ee xulka England ayaa sheegay in uu ka warhayay in Suarez uu tagayo Liverpool sida ugu macquulsan ugu suuragalka […]

September 1st, 2014 | Posted in Premier League,Wararka Maanta | Read More »

Warbixin: Manchester City oo Qarka u saaran Radamel Falcao

Radamel Falcao

Manchester City ayaa dooneysa in maalinta ugu danbeysay Suuqa Ciyaartoy Iibsiga Yurub oo Maanta ah ay la soo wareegto weeraryahanka kooxda Monaco ugu fadhiya 50milyan oo gani Radamel Falcao. Kooxda difaacaneysa Premier League ayaa rajo ka qabto in goolal dhaliyaha Colombia ay la soo wareegto laakiin kaliya ay ka xigto in Alvero Negredo uu dib […]

September 1st, 2014 | Posted in Premier League,Suuqa,Wararka Maanta | Read More »

Leicester City oo Celisay Kooxda Arsenal

450850_heroa

Goolkiisii labaad ee Leonardo Ulloa uu ka dhaliyo horyaalka Premie League xilli ciyaareedkan ayaa badbaadiyay Leicester City taasi oo barbaro 1-1 ah la gashay Arsenal caawa. Kooxda ka dhisan Waqooyiga London ayaa hogaanka ciyaarta qabtay markii kubad uu madaxa ku dhuftay uu shabaqa ku hubsaday saxiixa cusub ee kooxda Gunners Alexis Sanchez qeybtii hore ee […]

August 31st, 2014 | Posted in Premier League,Wararka Maanta | Read More »

Sawiiro: Chelsea Si Rasmi Ah u La Wareegtay Loic Remy

1409499392056_wps_1_Remy_Twitter_chelseafc

Weeraryahanka kooxda QPR Loic Remy ayaa u saxiixay afar sano oo qandaraas ah kooxda Chelsea sida ay kooxdu xaqiijisay Maanta. Majalada Goal.com ayaa jimcadii shaaca ka qaaday in Blues ay dib u soo celisay xiisihii ay u qabtay laacibka heerka caalami ee France iyadoo heshiis lagaartay kaddib markii Fernando Torres ay Amaah ku siiyeen AC Milan. […]

August 31st, 2014 | Posted in Premier League,Suuqa,Wararka Maanta | Read More »

XAQIIQ: Dortmund oo Dib u Hanatay Shinji Kagawa

Kagawa

Kooxda Kubada Cagta Borussia Dortmund ayaa xaqiijisay in ay la wareegtay kubad sameeyaha kooxda Manchester United Shinji Kagawa. Laacibka xulka Japan ayaa soo afjaray labo sano oo uu ku sugnaa Old Trafford, waxaan uu markii hore ka yimid kooxda uu hada ku laabtay ee reer Germany ee BVB. Borussia Dortmund (@BVB) ayaa ku sheegtay Twitter-keeda in maanta oo […]

August 31st, 2014 | Posted in Bundesliga,Premier League,Suuqa,Wararka Maanta | Read More »

Liverpool oo Si Fudud Ku Dhaaftay Kooxda Tottenham Spurs

_77289080_023697238-1

Tababaraha Liverpool Brendan Rodgers ayaa guul kula dabaaldagay kulankii 100aad ee uu hogaamiyo Reds kaddib markii ay si fudud ku dhaafeen Tottenham ciyaartii ka dhacday garoonka White Hart Lane. Mario Balotelli oo kulankiisii ugu horeeyay u saftay Liverpool ayaa lumiyay dhawr fursadood oo gool loo filan karay, hase ahaatee waxa uu soo dhaweyn fiican ka […]

August 31st, 2014 | Posted in Premier League,Wararka Maanta | Read More »

Falanqeynta Kulanka Caawa AC Milan vs Lazio + Line up-ka Labada Koox

AC Milan vs Lazio

Horyaalka Serie A ayaa dib u furmay waxaana kooxda AC Milan oo kamid ah kooxaha ugu waa weyn horyaalkaasi ay fooda galin doonta kooxda Lazio. Kulanka: AC Milan vs Lazio Garoonka: San Siro Staduim Saacada: 07:00 habeenimo Tababaraha AC Milan Filippo Inzaghi ayaa rajeynaya in kooxdiisa ay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo muujin doonto […]

August 31st, 2014 | Posted in Fixitures,Wararka Maanta | Read More »

Faaqidaada Kulanka Xamaasada Leh  ee Leicester vs Arsenal + Line up-ka

Liecster City vs Arsenal

Kooxda Arsenal ee ka dhisan Waqooyiga London ayaa u safreysa kooxda dhawaan soo dalacday ee Leicester City taasi oo baadi goobeysa guusheedii ugu horeysay. Kulanka: Leicester City vs Arsenal Garoonka: King Power Stadium Garsooraha: Anthony Taylor Saacada: 06:00pm Geeska Afrika Maamulaha Leicester City Nigel Pearson ayaa heli kara qadka dhexe ee Esteban Cambiasso kulanka ay […]

August 31st, 2014 | Posted in Premier League,Wararka Maanta | Read More »

Faaqidaada Kulanka Galabta Tottenham vs Liverpool + Line up-ka

Tottenham Hotspur vs Liverpool

Kooxaha Xifaaltanka Kubada Cagta ka dhexeeyo ee Tottenham iyo Liverpool ayaa galabta isku arki doona garoonka ku yaalla Waqooyiga London. Kulanka: Tottenham Hotspur vs Liverpool Garoonka: ​White Hart Lane Garsooraha: Phil Dowd Saacada: 03:00pm Geeska Afrika Macalinka Tottenham Hotspur Mauricio Pochettino ayaa rajeynaya in uu dib ugu yeero ciyaartoyda uu nasiyay kulankii Europa League ay […]

August 31st, 2014 | Posted in Premier League,Wararka Maanta | Read More »

Recently Commented

  • xidigaha: Laacibka Super Mario Balotelli waa laacib hibo uleh kubadda, laakiin aan kufiicneyn ladhaqanka bulshada....
  • xidigaha: Aad ayaad umahadsantahay,insha allah waan iskudayi doonaa inaan qoraalka badino, inkastoo wararka degdega...
  • cali cabdi maxamuud: maxad u maleyneysan in uu kuso kordhi karo lacibka xulka qaranka italy fc liverpool wale wa...
  • insaan91@hotmail.com: asc asxaabta xidigaha.com waxan idinka codsa nena in aad qoralka noo badisaan adinkoo raali ah...