Home » Falanqaynta You are browsing entries filed in “Falanqaynta”

Champions League: Maxaaad Kala Socotaa Kulanka Caawa Chelsea vs Schalke 04

chelsea-vs-schalke-04

Xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay oo dhan, tababare Jose Mourinho ayaa qiranayey in ciyaartoydiisa Chelsea aysan ku guuleysan karin midkoodna horyaalka England Premier League ama UEFA Champions League. Laakiin markaan tababaraha reer Portugal ayaa saxay boosaskii ay ka liidatay Chelsea. 51 sanno jirkaan ayaana markaan laga filaneyn inuu ka sheegto tayo yari ka heysata kooxdiisa. Iyadoo […]

September 17th, 2014 | Posted in Champions League,Falanqaynta,Wararka Maanta | Read More »

Champions League: Faaqidaada Kulanka La Sugayo ee Roma vs CSKA Moscow

Roma-vs.-CSKA-Moscow

Kooxda reer Italy AS Roma ayaa bilaaban doona tartanka UEFA Champions League caawa oo Arbaco ah marka ay garoonkeeda kusoo dhoweyso kooxda Ruushka ka dhisan ee CSKA Moscow. Roma ayaa caawa kula ciyaari doonta Stadio Olimpico kooxda CSKA saacada geeska Afrika marka ay tahay 9:45. Kooxda tababare Rudi Garcia ayaa dib ugu soo laabatay tartankaan […]

September 17th, 2014 | Posted in Champions League,Falanqaynta,Wararka Maanta | Read More »

Champions League: Maxaa Caawa Kala heysta Bayern Munich vs Man City + Line up-ka

Bayen vs City

Tababare Pep Guardiola ayaa saxaafadda horteeda ka qiranaya inay kooxdiisa Bayern Munich kasoo bogsatay guul darradii 5-0 ee wareega semi-finalka UEFA Champions League uga soo gaartay Real Madrid xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay, laakiin cabsidaas laga qabo ayaa keliya isbedeli doonta marka ay kooxdiisu natiijooyin wanaagsan la timaado xilli ciyaareedkaan. Ciyaartan oo ka dhaceysa garoonka Allianz […]

September 17th, 2014 | Posted in Champions League,Falanqaynta,Wararka Maanta | Read More »

Champions League: Faaqidaada Kulanka Caawa ee Juventus vs Malma

Juventus-vs.-Malmo

Kooxda reer Sweden Malmo ayaa bilaaban doonta ka qeybgalkeeda wareega group-ka tartanka UEFA Champions League iyadoo safar ugu tegeysa kooxda reer Italy ee Juventus caawa oo Talaado ah. Juve ayaa caawa garoonkeeda Juventus Stadium ee Magaalada Turin kula ciyaari doonta Malama saacadu marka ay tagay 9:45pm (Xilliga Geeska Africa). Wararka iyo Macluumaadka La Xiriira Ciyaatan? […]

September 16th, 2014 | Posted in Champions League,Falanqaynta,Wararka Maanta | Read More »

Faaqidaada Kulanka Adag ee Caawa UCL Real Madrid vs FC Basel + Line up-ka

Real-Madrid-vs-FC-Basel

Afar bilood ka dib markii ay ugu dambeyntii gacanta kusoo dhigtay ‘La Decima’ finalkii ka dhacay Lisbon, Real Madrid ayaa bilaaban doonta difaacashadeeda UEFA Champions League iyadoo caawa oo Talaado ah FC Basel kusoo dhoweyn doonta Santiago Bernabeu. Kulankan ayaa ka dhici doona garoonka caanka ah ee Estadio Santiago Bernabeu saacada geeska afrika marka ay […]

September 16th, 2014 | Posted in Champions League,Falanqaynta,Horyaaladda,Wararka Maanta | Read More »

Wax walba oo aad jaceshahay in aad ka ogaatid Kulanka Caawa B.Dortmund vs Arsenal

Borussia-Dortmund-vs.-Arsenal

Gunners ayaa u baahatay laba lugood Borussia Dortmund iyo Arsenal ayaa isku aaday wareega group-ka UEFA Champions League markoodii seddaxaad muddo afar xilli ciyaareed ah, kulankooda ugu horreeya ee Group B ee xilli ciyaareedka 2014-15 ayaana caawa oo Talaado ah ka dhici doona Germany. Waxa uu soo gali doonaa kulankan 9:45pm (Xilliga Geeska Africa), isagoo […]

September 16th, 2014 | Posted in Champions League,Falanqaynta,Wararka Maanta | Read More »

Falanqeynta Kulanka UCL ee Liverpool vs Razgrad + Line up-ka Ciyaarta

Liverpool-vs-Ludogorets-Razgrad

Kooxda shanta jeer ku guuleysatay Koobka Kooxaha Yurub Liverpool ayaa dib ugu soo laaban doonta tartanka UEFA Champions League iyadoo kulan ka tirsan Group B kaga hor imaan doonta kooxda reer Bulgaria ee Ludogorets Razgrad caawa oo Talaado ah. Kulanku waxa uu soo gali doonaa 9:45pm (Xilliga Geeska Africa), waxaana uu ka dhici doonaa garoonka […]

September 16th, 2014 | Posted in Champions League,Falanqaynta,Wararka Maanta | Read More »

RONALDO:WAAN JECLAHAY MAN UNITED

gol-cr7-barcelona

Ronaldo oo ka mid ciyaaryahanada ugu qaalisan aduunka, kuna guuleystay Ballon d’Or, ayaa heshiis muddo dheer ah lagalay kooxda Madrid, waxeyna u’egtahay inuu kasii ciyaaro doono garoonka Santiago Bernabeu in muddo ah, wuxuuna sheegay inuu maamuusayo heshiiska uu kula jiro Real. Ciyaaryahankan ayaa kuguuleystay 3 koob oo  horyaalka ingiriiska ah, iyo hal Champions league 2003-2009, […]

September 5th, 2014 | Posted in Falanqaynta,Wararka Maanta | Read More »

RONALDO:MESI HADDAAN WAX KA SHEEGO WAA LA’I XIRAYAA

Ronaldo ayaa wuxuu ku guuleystay usbuucaan ciyaaryahanka ugu wanaagsan ee yurub, mar wax laga weydiiyay, fikradiisa ku aadan Lionel Mesi iyo inuu uqalamay abaalmarinta ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa koobka aduunka 2014, Ronaldo ayaa wuxuu ku jawaabay”haddii aan sheego waxaan ka aaminsanahay Mesi waxaa laga yaabaa inaan xabsi galo” Dadka kubada daawada ee caalamka kunool, waa dad […]

August 31st, 2014 | Posted in Falanqaynta,Wararka Maanta | Read More »

BALOTELLI:KHALAD AYEEY AHAYD INAAN INGIRIISKA KATAGO.

  Balotelli ayaa boga liverpool kusheegey, ineey khalad ahayd inuu isaga tago, ingiriiska kuna laabto Italia, si’uu ugu ciyaaro Milan.”inaan Italiya kulaabto waxay ahayd fikrad aan fiicnneyn” wuxuu intaa kudaray Balotelli “aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ingiriiska kusoo laabto,maxaa yeeley inaan katago ma’ahayn, waxaan jeclaa inaan aado italia, laakiin go’aan khaldan inuu ahaa ayaan dib […]

August 27th, 2014 | Posted in Falanqaynta,Horyaaladda,Wararka Maanta | Read More »

Recently Commented

  • xidigaha: Laacibka Super Mario Balotelli waa laacib hibo uleh kubadda, laakiin aan kufiicneyn ladhaqanka bulshada....
  • xidigaha: Aad ayaad umahadsantahay,insha allah waan iskudayi doonaa inaan qoraalka badino, inkastoo wararka degdega...
  • cali cabdi maxamuud: maxad u maleyneysan in uu kuso kordhi karo lacibka xulka qaranka italy fc liverpool wale wa...
  • insaan91@hotmail.com: asc asxaabta xidigaha.com waxan idinka codsa nena in aad qoralka noo badisaan adinkoo raali ah...