Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Macalinka cusub ee kooxda Manchester United ee David Moyes ayaa waxa uu rajeynayaa in uu wadahadal la galo Wayne Rooney si uu kooxda u sii joogo xili ciyaareedka soo socdo. Weeraryhanka u dhashay dalka England ayaa waxa uu go’aansaday in uu isagato kooxda Red Devils ee uu mudo sagaal sano…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Manchester United macalinkooda Sir Alex Ferguson ayaa la sheegay in uu ku guuleysta abaal marinta tababaraha sanadka (Manager of the Year) kaasi oo ay bixiyaan ururka LMA. Ferguson ka dib markii uu ku dhawaaqay in uu xilkii tababarnimo ka fariistay xilkiisana lagu wareejiyay David Moyes ayaa abaal marintaan la…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Arsenal macalinkooda Arsene Wenger ayaa dib ugu laabanaya suuqa kala iibsiga ciyaartooyda isaga oo gacanta ku heysta lacago gaaraya £70m si uu ciyaaryahano kula soo wareego. Agaasimaha guud ee kooxda Ivan Gazidis ayaa waxa uu sheegay in lacagahaan la doonayo in kooxda Gunners dib u dhis loogu sameeyo si…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Tottenham ayaa ku guuldareysatay in sanadka soo socdo ka qeyb gasho koobka Champions League sidaas awgeed waxaa iminka soo gaaraya codsiyo badan oo looga doono ciyaaryahankeeda Gareth Bale. Ciyaaryahanka ku guuleystay laacibka ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska ayaa u dhaliyay goolal gaaraya 26-gool kooxda Spurs-ka xili ciyaareedkan,xidigaan ayaa sheegay in…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Juventus ayaa waxa ay kula dagaalami doontaa naadiga Arsenal la soo saxiixashadaciyaaryahanka kooxda Real Madrid weerarka ugu ciyaara Gonzalo Higuain. Jariirada Tuttosport ayaa sheegtay in kooxda Juve ay iminka kooxda Real kala hadli doonto ciyaaryahanka lagu qiimeeyo €25m sidi ay ku heli laheyd iyadoo ka war qabto in kooxda …
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in macalinkeeda Jose Mourinho uu katagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan, kaddib markii 3-sano uu shaqo kahayay kooxda Reer Spain. Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa shaaciyay go’aanka Jose Mourinho ee ka tagida ku aadan kaddib shir jaraa’id oo uu ku qabtay caasimada Madrid. Mourinho…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Khadka dhexe ee Arsenal Jack Wilshere ayaa daboolka ka qaaday in uu damac kaleeyahay in Mustaqbalka uu noqdo Kabtanka kooxdiisa iyo Xulka Sadaxda Libaax ee England. Wilshere ayaa ah ciyaaryahan muhiim ah oo kooxda Gunners-ka ka tirsan waxaana uu xulka England u ciyaaray Todobo ciyaarood isagoo ay da’diisu ka hooseyso…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Jahwareer ka taagan kooxda Juventus ayaa waxa uu sheegaya in ay ka iibin doonto ciyaaryahankeeda ClaudioMarchisio kooxda Manchester United iyada oo ka siin doonto qiimo lacageed gaaraya £25m. 27-jirkaan ayaa waxa uuku soo barbaaray xerada tababarka kooxda Juventus tan iyo sanadkii 2006-da waxa uu ka mid ahaa ciyaartooyda furaha u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Goolhayaha da’a ah ee kooxda Milan Christian Abbiati ayaa la xaqiijiyay in uu heshis cusub u saxiixay kooxda si uu sanadka danbe kooxda ugu tirsanaado. Ciyaaryahankan da’diisa ay tahay 35-jirka ayaa waxa qandaraaska uu kooxda Milan la leeyahay ku egyahay bisha June ee sanadkaan, balse iminka waxa uu qalinka dul…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka wadanka Ingriiska ayaa shaaciyay qiimaha lacageed oo ay heleen dhamaan kooxihii ka qeyb galay horyaalka wadanka Ingriiska xili ciyaareedkan 2012-13. Premier League ayaa shalay soo gaba gaboobay inkastoo ay goor hore hanatay kooxda Man United . United ayaa heshay lacagtii ugu badneyd xagagan madaama ay horyaalka qaadatay ,halka kooxda…