Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
Home » Archives by category » Horyaalada » Holland

FADEEXAD: Mark van Bommel Sidee Buu Ciyaaraha Kaga Fariistay ?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mark van Bommel ayaa Roose ku dhameystay kulankiisii u danbeeyay ee uu ciyaaro kubada cagta markii garoonka laga saaray ciyaarta oo socta 19-daqiiqo. 36-sano jirkan u dhashay wadanka Holland ayaa Axadii ku dhawaaqay howlgabnimadiisa markii laga saaray ciyaartii PSV Eindhoven 3-1 khasaaraha ay kala kulantay FC Twente. van Bommel  ayaa…

Sida La Moodayo Wuu Dhaamaa: Xiriirka Kubada Cagta Soomaliyeed oo 30$ Ganaaxay Macalin Naadi

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guddiga arrimaha dishibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax sadex ciyaar ah iyo mid lacageed dul dhigay Macalinka naadiga AMB express Ismaaciil Cali maxamuud kaddib markii uu ku kacay falal anshax darro oo ka dhan ah xeerka kubada cagta dalka iyo kan caalamiga ah. Macalinka ayaa lagu ganaaxay…

TOP NEWS: Bayern Munich Oo Heshiis La Gaartay Mario Gotze

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Websit-ka Kooxda Bayern Munich ayaa Lagu Shaaciyay in kooxda Bayern ay xaqiijisatay saxiixa xidiga Mario Gotze ee u ciyaar kooxda Borussia Dortmund. 20-sano jirkan ayaa qadaraaska uu kula jiray kooxda BVB waxa uu ku Ekaa ilaa 2016-ka, laakiin Kooxa Ku guuleystay Budesliga ayaa dhaqaalo gaaraya 37-milyan oo Yuru ku burburisay…

Ryan Giggs Waxa Uu Ka Koobab Badan Yahay Arsenal, Chelsea, Liverpool iyo Manchester City

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Laacibka Kooxda Manchester United ee Rug Cadaaga ah Ryan Giggs ayaa xalay ku guulaystay Koobkii 13-aad ee horyaalka England Premier League ah oo uu la qaado kooxda Man U. Giggs oo hada 39-sano jir ah ayaa waxa uu Macalinka United Sir Alex Ferguson uu sheegay in uu sii ciyaari karo…

Mario Gotze Oo Laga Yaabo In Uu Ku Biiro Bisha Julay Kooxda Bayern Munich

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mario Gotze ayaa lagu wadaa in uu ku biiro kooxda Bayern Munich kaadib markii uu u sheegay kooxdiisa Borussia Dortmund in uu rajeynayo in uu Kooxda katago. Dortmund ayaa sheegtay in  20-sano jirkan uu u dhaqaaqayo Bayern taasi oo xilli ciyaareedka danbe uu la wareegi doono shaqada macalinim Pep Guardiola.…

Zeman: Heynckes Waa Macalinka Ugu Fiican Yurub

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Macalinkii hore ee Kooxda Rome Zdenek Zeman, ayaa Amaan kala dul dhacay Macalinka Kooxda Bayern Munich Jupp Heynckes, waxaana uu sheegay in uu aaminsan yahay in Haynckes uu yahay Tabaraha ugu fiican Yurub. Heynckes ayaa kooxdiisu ay ku guuleystay Bundesliga, waxaana ay hada Semi Final-ka Champions League ku wajahayaan kooxda…

FA-da Ingiriiska Oo Sheegtay In Suarez Uu Qalad Weyn Galay, Ciqaab Adagna Muteysanayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirka Maamula Kubada Cagta Ingiriiska ee FA-da (Football Association) ayaa ku soo Eedeeyay weeraryahanka Liverpool Luis Suarez in uu Xadgudub ahaa falka qaniiyada aheyd ee uu kula kacay Daafaca kooxda Chelsea Branislav Ivanovic. Laacibka Reer Uruguay ayaa Ilkahiisa kumuday oo ku qaniinay gacanta daafaca Chelsea qeytii danbe ee ciyaartii ka…