Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Waxaa shalayto lagusoo gabagabeeyay garoonka weyn ee Gobalka galgaduud gaar ahaan dagmada Dhusamareb, tartanka Afarta xaafadood ee degmada ay leedahay. Degmooyinka ka qeybgalayay waxa ay ka ahaayeen FC HORSEED, FC WAXARCADDE, FC WAABARI iyo FC DAYAX, waxaana tartanku uu soconayay kudhowad muddo bil ah, tartanka oo ahaa dhibco tirsi ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Cabdiqani Siciid Carab oo ah xoghaya guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta iyo Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo ah gudoomiyaha gobalka Banaadir ayaa ku heshiiyey qorshe ay ku boobayaan qaar ka mid ah garoomadii kubadda cagta ee ku yaalay gobalka Banaadir. Wararka aan heleyno waxay sheegayaan in Tarzan iyo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kulan ka tirsan Horyaalka heerka saddexaad ee Dalkeenna ayaa lagu wadaa inuu galabta garoonka Jaamacadaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku dhexmaro kooxaha Jamhuuriya iyo Muqdisho United. Kabtankii hore Kooxda kubadda cagta ee Hilaac haatanna ka tirsan kooxda Jamhuuriya Maxamed C/llaahi Axmed Digireey ayaa galabta kooxdiisa u safanaya kulankiisii ugu…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Ciiyaartoyda kubada kolayga ee ku ciyaaraya magaca caasimada Soomaaliya ayaa maanta u anbabaxay Magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaasi oo uu dhawaan ka furmaya tartanka caasimadaha Bariga Afrika. Macalinka ciyaartoyda ku dheeleysa magaca caasimada Muqdosho oo la hadlay dheel.com ayaa waxa uu sheegay in ay tababar badan sameeyeen islamarkaana ay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Magaalada London waxaa todobaadkii dhawaa soo gaarey Gudoomiyaha kooxda Elman Football Club mudane Cabulqaadir Badardiid, kadibna kulamo muhiim ah uu kula yeeshay qaar ka tirsan bahda turxaanbixinta isboortiga Soomaaliyeed iyo xubno kale oo uu arkayay muhiim ayaa kulamadaasina waxay ka kale dhaceen galbeedka iyo Waqooyiga magaalada London . Kulanka hore…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Gudoomiyaha qabanqaabada gudiga doorashooyinka maamul u sameysashada isboortiga Gobalka dalka Soomaaliya mudane Cumar Xasan ”Cumar Dheere” ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib markii labadii bilood ee laga soo gudbey uu booqashooyin taariikhi ah kusoo kale bixiyay gobalada dalka Soomaaliya sida Jubadda Hoose, Gedo. Banaadir, Galgaduud iyo Mudug,islamarkaana ka soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Asigoo ka hadlayay wasiir ku xigeenka Wasaarada Adeega Bulshada ee Xukuumada Soomaaliya Bashiir Max’ed Jaamac (Bashiir Goobe) munaasabad maanta ka dhacday Liido Sea Food ayaa waxaa uu sheegay in Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ay qabteen shaqo adag. Waxaana uu intaa ku daray in loo baahan yahay xiriirka in aysan…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Tartan loogu magac daray tartanka kubadda cagta xeebaha oo ay ka qeyb galayeen kooxaha kubadda cagta ayaa lagu qabtay xeebta liido degmada C.casiis ee gobolka Banaadir. Tartankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Udooda xuquuqda dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYAO, waxaana lagu dhiiri galinayay dhalliyarada Soomaaliyeed ee kubadda cagta ciyaarta. Ciyaaraha…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
War ay si rasmi ah u soo saartay kooxda Bayern Munich aya waxa ay ku beenisay in ay heshiis la gaartay xidiga Reer Poland ee Robert Lewandowski oo u ciyaara kooxda Borussia Dortmund. “ Bayern Munich waxa ay dooneysaa in ay ka warbixiso wararka sheegaya in ay heshiis la gaartay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Guddiga arrimaha dishibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax sadex ciyaar ah iyo mid lacageed dul dhigay Macalinka naadiga AMB express Ismaaciil Cali maxamuud kaddib markii uu ku kacay falal anshax darro oo ka dhan ah xeerka kubada cagta dalka iyo kan caalamiga ah. Macalinka ayaa lagu ganaaxay…