Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Kooxda Manchester United ayaa shaaca ka qaaday in ay bartilmaameedsaneyso macalinka Borussia Dortmund Jurgen Klopp, kaasi oo ay ku badaleyso Sir Alex Ferguson. United ayaa u aragta Macalin Klopp in uu yahay shaqsiga badali kara macalin heerka sare ka maraya kooxdaasi ee Sir Alex Ferguson. Jurgen Klopp ayaa u qaaday…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Guddiga arrimaha dishibiliinka ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax sadex ciyaar ah iyo mid lacageed dul dhigay Macalinka naadiga AMB express Ismaaciil Cali maxamuud kaddib markii uu ku kacay falal anshax darro oo ka dhan ah xeerka kubada cagta dalka iyo kan caalamiga ah. Macalinka ayaa lagu ganaaxay…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Xiriirka Maamula Kubada Cagta Ingiriiska ee FA-da (Football Association) ayaa ku soo Eedeeyay weeraryahanka Liverpool Luis Suarez in uu Xadgudub ahaa falka qaniiyada aheyd ee uu kula kacay Daafaca kooxda Chelsea Branislav Ivanovic. Laacibka Reer Uruguay ayaa Ilkahiisa kumuday oo ku qaniinay gacanta daafaca Chelsea qeytii danbe ee ciyaartii ka…