Home Horyaalka Spain Xidig Muhiim ah oo kooxda Barcelona ka maqnaan doonta ku dhawaad 10...

Xidig Muhiim ah oo kooxda Barcelona ka maqnaan doonta ku dhawaad 10 asbuuc.

0

Kooxda Barcelona ayaa waxa ay way doontaa xidiga garabka ugu ciyaara ee Ousmane Dembélé, kulankii ugu danbeeyey ay la ciyaartay kooxda Dortmund.

Dembele ayaa garoomada ka maqnaan doona ku dhawaad 10 asbuuc mana ahan mid u wanaagsan kooxda Barcelon taasoo ciyaari doonta kulamad Elclasica ayna la ciyaari doonto kooxaha reer Madrid inkastoo bari la ciyaari doonto kooxda Atletico Madrid.

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in uu Ousmane Dembélé soo gaadhay dhaawac muruq ah kaas oo ka soo gaadhay lugta midig kaas oo soo gaadhay kulankii Dortmund ee champions league.

Kulamada oo kooxda ka maqnaan doonta ayaa noqon doona 12 kulank sida lagu daabacay wargeyska AS, waxa ay kala yihiin kulamadaas

La Liga, Copa Del Rey iyo Spanish Super Cup.

  1. Atletico Madrid
  2. Real Mallorca
  3. Inter Milan
  4. Real Sociedad
  5. Real Madrid
  6. Deportivo Alaves
  7. Atletico Madrid
  8. Garanada (Copa Del Rey)
  9. Valencia (La Liga)
  10. Levante (La Liga)
  11. Real Betis
  12. Espanyol

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here