Home Horyaalka England Eden Hazard ayaa daaha ka qaaday xidiga oo la jeclaan lahaay abaal...

Eden Hazard ayaa daaha ka qaaday xidiga oo la jeclaan lahaay abaal marinta Ballon D,or, waa xidigee?

0

Xidiga Garabka uga ciyaara kooxda Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday in oo la jeclaan lahaay in Mohamed Saalah ku guuleysto laacibka Aduunka gacantane loo galiyo abaal marinta Bollan D,or.

Waxaa oo sheegay in oo u qalmo Mohamed Saalah Asagoo sabab uga dhigay in xidiga si fiican u ciyaaray xili ciyaareedkan, yahay xidig guulo muhiim ah u horseeday kooxdiisa Liverpool.

Liverpool ayaa waxa ka socda dhowr xidig oo u sharaxan Abaal-marinta Bollan D,or, waxaa kamid ah xidigahaas Mohamed Salah, Virgil Van Dijk, Sadio Mane, Roberto Firmino, Georginio Wijnaldum Iyo Trent Alexander-Arnold.

Wargeyska France Footballa ayaa baahisay in ku dhawaad 30 xidiga u sharaxan yihiin ku guuleysiga abaal marinta Bollan D,or.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here