Home Horyaalka England Sawiro-Galmudug iyo Puntland oo Duleedka Gaalkacyo ka bilaabay arin mudda la sugayay

Sawiro-Galmudug iyo Puntland oo Duleedka Gaalkacyo ka bilaabay arin mudda la sugayay

0

Masuuliyiin ka rltirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa kormeer ay ugu kuurgalayaan Xaaladda Amni ku tagay Deegaanka Taaroge ee Gobolka mudug.

Labada Maayar ee Galmudug iyo Puntland Xirsi Yuusuf Bare iyo Maxamuud Yaasiin Tumeey Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Odayaal Deegaanka Tagay ayaa ugu baaqay inay Bulshadu adleeyaan Amniga ayna dhiiro galiyaan nabadda iyo xasiloonida Gobalka”

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here