Home Horyaalka England Culimada Soomaaliyeed oo kasoo Horjeesatay Xeerka Ladagaalanka Kufsiga ee Xukuumadda Kheyre

Culimada Soomaaliyeed oo kasoo Horjeesatay Xeerka Ladagaalanka Kufsiga ee Xukuumadda Kheyre

0

Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka soo horjeestay Xeerka Ladagaalanka Kufsiga iyaga oo ka soo saarey qodobo badan oo ay ka cabanayaan, waxaa ay la kulmeen ra’isul wasaare Kheyre iyo guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal.

Qodobada ay dacwada ka qabaan waxaa ka mid ah:

Xeerka Waa Dambi oo Ciqaab lagu Muteysanayo qofkii isku dayo galmo qasab ah.

Xeerka, Ma cadda cuquubada ugalmooshada raalliga la isaga yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here