Home Horyaalka England Wada Hadalkii Taaroge Oo Fashil Kusoo Idlaaday

Wada Hadalkii Taaroge Oo Fashil Kusoo Idlaaday

0

Wada hadal udhaxeeyay Duqayda Dhaqanka Gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa is fahan waa kusoo dilaaday kadib markii la isku afgaran waayay waan waan ladoonayay in lagu xaliyo qilaaf kataagnaa Deegaanka Taaroge

Qilaafka ayaa salka kuhaya Lahaanshahah Barkad kutaal halkaa taasi oo loogu magacdaray Cabdalle iyo Cawareere isla markaa ay dhawaan laweergeen Dad kasoo jeeda Dhanka Puntland hasa ahaatee da daal ay bilaabeen odayaasha dhaqanka ayaa lagu doonayay in xal looga gaaro xiisadda halkaa kataagan balse waxa uu maran kadhashay sidii loo wajihi lahaa

Odayaal iyo wax garad labada dhinac ah ayaa kubaxay xalinta qilaafkaasi waxaana wada hadal muddo kasocday lagu guul daraystay in laxaliyo balse waxaa loo balamay in kulan kalae la isgu yimaado

Xigash0-Hirnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here