Home Horyaalka England DAAWO:- Wasiir Xoosh Jibriil oo koormeer kedis ah ku tagay Xarunta Wasaarada...

DAAWO:- Wasiir Xoosh Jibriil oo koormeer kedis ah ku tagay Xarunta Wasaarada Dastuurka Galmudug

0

Wasiirka Wasaarada Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa Booqasho ku tagay Xarunta Wasaarada Dastuurka Maamulka Galmudug.

Wasiir Xoosh ayaa Markii uu gaaray Xarunta Wasaarada Dastuurka Maamulka Galmudug waxaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Wasaarada iyo Shaqaalaha.

Wasiirka ayaa koormeeray qeybaha ay ka kooban tahay Xarunta Wasaarada Dastuurka Maamulka Galmudug.

Kulan gaar ah ayuu Wasiirka Wasaarada Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil waxa uu la qaatay Masuuliyiinta Wasaarada Dastuurka Galmudug.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here