Home Horyaalka Germalka Dhageyso:- Wasiirkii uu Madaxweyne Guuleed Xilka ka qaaday oo ka soo horjeestay

Dhageyso:- Wasiirkii uu Madaxweyne Guuleed Xilka ka qaaday oo ka soo horjeestay

0

Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Jaamac Xasan Salaad oo Shalay Madaxweyne Guuleed uu sheegay inuu Xilka ka qaaday ayaa ka Horyimid Xilka qaadista lagu sameeyay.

Jaamac Xasan Salaad oo la hadlay BBC ayaa sheegay in C/kariin Guuleed uusan Awood u laheyn inuu Xilka ka qaado islamarkaana Baarlamaanka Mudane Guuleed ay Baarlamaanka Kalsoonida kala laabteen.

Waxaa uu intaa ku daray in aysan hadda jirin Xukumadda Galmudug ay leedahay oo dhamaan wasiiradu ay yihiin Kusimeyaal Booska ku simaya Xukumadda Cusub ee imaan doonta.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here