Home Horyaalka England Dhageyso-Galmudug oo si aan huray loo arag uga hadashay Dagaalkii Galabta iyo...

Dhageyso-Galmudug oo si aan huray loo arag uga hadashay Dagaalkii Galabta iyo falceliska la filan karo…

0

Taliyaha Qeybta Booliska Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar oo caawa la hadlayay warbaahinta ayaa waxaa uu shegay in puntland aysan diyaar u aheyn nabadda magaalada Gaalkacyo isagoona intaasi ku daray in Galmudug ay jawaab ka bixisay gardarada maamulka puntland.

Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay in galmudug ay difaaceyso shacabkeeda,

Hoos ka Dhageyso Wareysiga taliyaha oo dhameystiran

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here