Home Horyaalka England Daawo Sawirada Qaraxa ka Dhacay Hotelka Naasa Hablood one Magaalada Muqdisho oo...

Daawo Sawirada Qaraxa ka Dhacay Hotelka Naasa Hablood one Magaalada Muqdisho oo Sawiro Laga Helay”

0

Waxaa Wali Socda Weerarka lagu Qaaday Hotelka Naasa Hablood one ee Magaalada Muqdisho kaasi oo Gudaha leeskugu Galay,

Waxaa Noo Suura Gashay Helitaanka Sawiro Ku Aadan Qaabka Weerarka u Dhacay iyo Hotelka La Weeraray inta uu Gaarsiisanyahay,

Wararkii ugu Danbeeyay ayaa Sheegaya in Qarax Labaad uu ka Dhacay Hotelka iyadoo Rasaas Xoogan ka Dhaceyso Waxana Bahda Mudug24 ku Hoolanyihiin Tabinta Weerarka Goobta ka Dhacday,

Daawo Sawirada

qarax nasa1 qarax nasa3 qarax nasa4 qarax nasa5 qarax nasa6 qarax nasa7 qaraxa nasa2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here