Home Horyaalka England Dhageyso Saraakiil Puntland oo ka Hadlay Dagaalka Maanta Lala Galay Cabdi Samad...

Dhageyso Saraakiil Puntland oo ka Hadlay Dagaalka Maanta Lala Galay Cabdi Samad Galan”

0

iyadoo Maanta Dagaal uu ka Qarxay Deegaanka Carmo kaasi oo u Dhaxeeya Ciidanka Cabdi Samad Galan iyo Maamulka Puntland Ayaa Dagaalkaasi Waxa uu ahaa Mid Xoogan,

Sarkaal ka tirsan Puntland oo lagu Magacaabo Xuseen Xirsi Cali Beer Geel Ayaa Sheegay in Puntland Dagaalka Sii Wadeyso Madama Cabdi Samad Galan uu Diiday in Nabad uu Qaato ama uu isa Soo Dhiibo,

Sarkaalkan Ayaa Dhanka kale ka Waramey Dagaalka Maanta Dhacay Goobta uu ka Dhacay iyo Qasaaraha soo Gaaray Dhankooda ee Warbaahinta Sheegeen,

Hadalka Sarkaalka ayaa imaanaya iyadoo Ciidamo Xoogan uu Wato Cabdi Samad Galan ay Heestaan Degaanka Carmo iyo Deegaano kale oo puntland ka Tirsan Kaasi oo Wata Hub kala Duwan,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here